Mashruucyo horumarin oo ka socda Laascaanood

Laascaanood

Laascaanood

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda mashruucyo horumarin oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan dhismaha wadooyin cusub, sida uu sheegay maayarka degmada Laascaanood Cabdirixiin Cali Ismaaciil.

Wariyaha VOA-da ee Laascaanood Cabdikariim Olol ayaa warkan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Mashruucyo horumarin oo ka socda Laascaanood