Mashruuca biyo ballaarinta Boorama oo la daah-furay

Boorama

Magaalada Borama waxaa shalay laga daah-furay,mashruuca biyo ballaadhinta ee magaaladaas, kaas oo soo socday muddo gaadhaysa sideed sannadood.

Mahsruucan ayaa la filayaa inuu wax weyn ka taro xaddiga biyaha ee ay magaaladu hesho.

Warbixintan waxaa Boorama kasoo diray weriyaha VOA Haashin Sheekh Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Mashruuca biyo ballaarinta Boorama oo la daah-furay