Laascaanood —
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa toddobaadkan waxaa laga daah-furay mashruuc lagu keydinayo xogta ardayda, kaasi oo ay horey dowladda Fedaraalka Soomaaliya uga hirgelisay maamul goboleedyada.
Warbixin arrintan ku soobsan waxaa Laascaanood ka soo diray Cabdikariin Olol.
Your browser doesn’t support HTML5
Mashruuc lagu keydinayo xogta ardayda oo laga daah-furay Laascaanood