Mashruuc lagu dhisayo waddooyin oo ka socda Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa maanta la dhagax dhigay wejiga sadexaad ee mashruuca dhismaha waddooyin laami ah oo laga hergalinayo magaalada, kuwaasi oo gaaaya ilaa 32 wado, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maxalliga ah.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Mashruuc lagu dhisayo waddooyin oo ka socda Kismaayo