Magaalada Muqdisho waxaa ka billowday mashruuc dhir beeris ah, oo lagu qurxinayo qeybo ka mid ah Xeebta Liido.
Mas'uuliyiinta arrintaan ka shaqeynaya ayaa sheegay, in mashruucan looga gol leeyahay in dadka imaanaya Xeebta Liido ay dareemaan deganaan iyo indhaqabad.
Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arrintaasi ku saabsan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Mashruuc dhir beeris ah oo laga billaabay Xeebta Liido