Muqdisho —
Mashaariic dhanka horumarinta ah oo ay maalgalineyso dowladda boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shalay lagu daah-furay magaalada Muqdisho.
Mashaariicda oo ay ku bixi doonto lacag badan ayaa waxaa si gaar ah loogu horumarin doonaa dhinaca waxbarashada, biyaha iyo caafimaadka Soomaaliya, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.
Weriyaha VOA-da Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ka soo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Mashaariic uu maal-gelinayo Sacuudiga oo laga daah-furay Muqdisho