Beled-Xaawo —
Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubnihii wasiirro heer goboleed oo la socda oo ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay inay mashaariic ka billaabeen dagmooyin ka mid ah gobolkaasi.
Mashaariic hormarineed waxaa ka mid ah kuwa adeegyada biyaha iyo waxbarashada, waxayna imanayaan ayada oo dhowaan laga heshiiyey khilaafyo siyaasadeed oo gobolka ka jiray.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Mashaariic horumarin 'oo laga billaabay' gobolka Gedo