Mas'uuliyiinta Somaliland oo siyaabo kala duwan uga hadlay xiisadda Laascaanood

Laascaanood

Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland Saleebaan Cali Koore iyo guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdirisaaq Khaliif ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay khilaafka magaalada Laascaanood.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray weriyahayaga Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Mas'uuliyiinta Somaliland oo siyaabo kala duwan uga hadlay xiisadda Laascaanood