Hargeysa —
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay inay joojiyeen hawlihii idaacadda BBC ee Somaliland, waxayna ku eedeeyeen qaybta Af-Soomaaliga ee BBC inay lumisay dhexdhexaadnimadii iyo eedo kale.
VOA Somali ayaa isku dayday inay khadka telefoonka ku hesho tifaftiraha BBC laanteeda Af-Soomaaliga Muxiyadiin Axmed Rooble balse nooma suurtogelin inaan helno.
Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo dirtay Sagal Mustafe Xasan Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Mas'uuliyiinta Somaliland oo joojiyey howlihii BBC-da ee Somaliland