Mas'uuliyiinta hay'adaha gargaarka ee Muqdisho oo baaq soo saaray

Garoonka Muqdisho

Mas’uuliyiinta hay’adaha gargaarka caalamka ee ku sugan Muqdisho ayaa ku baaqayin la ilaaliyo amniga, madaxbannaanida iyo dhexdhexaadnimada shaqaalaha gargaarka.

Baaqan ayaa imanaya iyadoo 19-kii bishan dunida laga xusay Maalinta Bani’aadannimada Caalamka oo lagu maamuuso shaqaalaha ku hawlan bani’aadannimada.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa xaaladda bani’aadminnimo ee Soomaaliya ka waraystay Mursal Cali oo ka mid ah afhayeennada Xafiiska Iskudubaridka Gargaarka Bani’aadannimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Mas'uuliyiinta hay'adaha gargaarka ee Muqdisho oo baaq soo saaray