Laascaanood —
Masuuliyiinta maamulka la magac baxay SSC Khaatumo ayaa maanta xilkii kala wareegay guddi ka koobnaa 33 xubnood oo lagu magacaabo guddiga aaya-ka-tashiga kuwaas oo xilkaas hayey siddeeda bilood oo Laascaanood dagaal ka socdo.
Warbixintan waxaa soo diray Cabdikariim Olol.
Your browser doesn’t support HTML5
Mas'uuliyiinta cusub ee SSC Khaatumo oo xilka la wareegay