Gabiley —
Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu aasay Allah ha u maxariistee Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo dhowaan maydkiisa laga helay magaalada Muqdisho.
Aaska marxuumka waxaa ka qayb galay dadweyne badan iyo madax kala duwan, oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Warbixintan waxaa soo diray weriyahayaga Xamse Cali Jeesto.
Your browser doesn’t support HTML5
Marxuum Cabdinaasir Dahable oo maanta lagu aasay Gabiley