Martida: Xildhibaan Maxamed Amiin

Barnaamijka waxaa marti ku ah xildhibaan Maxamed Amin oo nagu soo booqday studiyaha VOAda waxanu wax ka weydiinay arimo ay ka mid yihiin xaaladaha jubooyinka oo uu ka soo jeedo.

Barnaamijka oo maqal ah halkan hoose ee qoraalkeena ka dhageyso