Martida: Xaashi Nuurre Aw-diinle

Martida: Xaashi Nuurre Aw-diinle

Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Xaashi Nuurre Aw-diinle oo ka mid ah odayada dhaqanka ee Soomaaliyeed, waxana uu ka hadlayaa isu keenida odayada Soomaaliyeed si nabad loo gaaro.

Barnaamijka oo dhameystira qeybta hoose ka dhageyso.