Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Xisaabiyaha Guud ee DKMG ee Somalia, Maxamed-Rasheed Maxamed Sheekh Cabdi
Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Xisaabiyaha Guud ee DKMG ee Somalia, Maxamed-Rasheed Maxamed Sheekh Cabdi oo sheegay in eedaymaha loo soo jeediyey DKGM ee Somalia ayna sax wada ahayn.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.