Martida Makrafoonka: Xasan Sh. Max'ed

  • Falastin Iman

Martida Makrafoonka: Xasan Sh. Max'ed

Barnaamijkan waxaa marti ku ah toddobaadkan Xasan Sheekh Max'ed oo ka tirsan ururrada bulshada rayidka ah isla markaana madax u ah xisbi lagu magacaabo PDP.

Xasan Sheekh wuxuu ku sugan yahay magaalada Nairobi wuxuuna barnaamijkan uga hadlayaa arrimaha xilliga kala guurka ee Soomaaliya iyo doorka ururrada bulshada rayidka ah.