Jowhar —
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxbarashada HirShabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle, oo ka hadlaya sida fatahadaaha iyo daadadka ay u saameeyeen waxbarashadii deegaanada HirShabeelle.
Waxaa soo jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Martida Makrafoonka: Wasiirka Waxbarashada HirShabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle