Martida Makrafoonka: Prof. Siciid Samatar

  • Falastin Iman

Martida Makrafoonka: Prof. Siciid Samatar

Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Prof Saciid Samatar oo nagu soo booqday xarunta VOA ee magaalada Washington.

Prof Saciid ayaa magaalada Washington uga qeybgalay shir ay lahaayeen aqoonyahanno ka tirsan geeska Afrika oo looga hadlayay qodobo badan oo khuseeya arrimaha Afrika.

Prof Saciid ayaa barnaamijkan uga jawaabaya su'aallo la xiriira shirkaasi iyo waliba arrimaha Soomaaliya.