Martida Makrafoonka Iyo Cabdiraxmaan Saylici

Barnaamijkeena todobaadkan waxaa inoogu marti ah Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga kulmiye Eng C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici).

Waxaanan ka waraysnay Barnaamijkooda doorashada iyo dhacdooyinka u dambeeyay ee la xidhdiidha u diaayrgarowga doorshada Somalialand.

Eng Saylici ayaa ka warramaya ballanqaadyada ay qaadeen iyo sida ay u fulinayaan hadiiba ay helaan doorashada, waxaana uu sidoo kale ka warramaya kala duwanaanshaha u dheexaya iyayga iyo xisbiyada kale.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.