Martida Makarafoonka: Xogta Xujeyda Soomaaliya ee xajkii Sannadkan

Sheekh Idris

Barnaamijka Martida Makarafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay haddii la dayacay xujeyda Soomaaliya ee xajkii sannadkan,waxaa marti ku ah Sheekh Maxamed Idris.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida Makarafoonka.m4a