Martida Makarafoonka: Wasiirka Difaaca

  • Falastin Iman

Martida Makarafoonka: Wasiirka Difaaca

Wasiirku wuxuu barnaamijka kaga hadli doonaa qorshaha wasaaraddiisa iyo waxqabadkii ay sameeysay xukuumadda Farmaajo.

Ra'iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaan dhigga ee dowladda KMG, Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa ka hadlay arrimo badan.

Barnamaijkan Martida Makarafoonka waxaa inoo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.