Barnaamijka Martida Makarafoonka wuxuu ku saabsan yahay saameynta ay Soomaalida Britain ku keeni karto digniin ay hay'adda ammaanka Britain ee MI5 ka soo saartay al-Shabaab.
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa maanta uu ku saabsan yahay Saameynta uu yeelan karo digniintii hay'adda ammaanka gudaha ee dalka Britain ee MI5 ay ka soo saartay kooxda al-Shabaab.
Waxaana marti ku ah Cabdiweli Maxamuud Sheekh Xuseen oo hogaamiye ka ah ururka Somal Education and Development, kaasoo ka hawlgala dalka Britain.
Xuseen Barre Aadan ayaa barnaamijka Inoo soo diyaariyay.