Martida: Madaxa Ururka Ahlu-sunna

Guddoomiyaha Ahlu-Sunna Prof. Xirsi Max'ed Hilowle ayaa marti ku ah barnaamijka, wuxuu uga hadlayaa shirkii Nairobi ee saxiixayaasha iyo howlgalka Ahlu-sunna.