Martida: Fowsiya Yusuf X. Aden

Barnaamijka Martida Microfoonka waxaa marti ku ah Fowsiya Yuusuf Xaaji Aaden oo madax ka ah xisbiga Demoqraadiyadda, Nabadda iyo Barwaaqda ee ka dhisan Somaliland.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.