Markab ay burcadbadeed Soomaali ahi ku haysatey degmada Xaradheere ee Somalia oo ay saarnaayeen 19 shaqaale ah ayaa gubtay,.
Markab ay burcadbadeed Soomaali ahi ku haysatey degmada Xaradheere ee Somalia oo ay saarnaayeen 19 shaqaale ah ayaa gubtay. Shaqaalaha ayaa kala ahaa 18 Suuriya u dhashay iyo hal dalka Srilanka u dhashay.