Jilib —
Militariga Maraykanka ayaa xaqiijiyey in duqayn cusub ay gaysteen koonfurta Soomaaliya. Warkan waxaa markiisii hore shalay baahisay Wasaaradda Warfaafinta ee dawladda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya waxay sheegatay in weerarka, oo ka dhacay magaalada Jilib Al-Shabaab, lagu gaarsiiyey khasaare isugu jira dhaawac, dhimasho iyo xarumo la burburiyey.
Faahfaahinta waxaa inoo haya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Mareykanka oo xaqiijiyey inuu weerar ka gaystay Koonfurta Soomaaliya