Mareykanka iyo Ruushka oo ku baaqay in la xakameeyo colaadda Armenia iyo Azerbaijan

ARMENIA-AZERBAIYÁN

Maraykanka iyo Ruushka ayaa ku baaqaya in la is xakameeyo iyadoo dagaal ka dhacay xadka u dhexeeya Armenia iyo Asarbayjan ay ku dhinteen ilaa 155 askari.

Wariye sare oo ka tirsan VOA-da Cindy Saine ayaa ka warbixineysa xiisadda dhiiggu ku daatay ee sii darsaneysa ee tobanaan-ka sano soo jiitamayay ee u dhexeeyay labada Jamhuuriyadood ee hore uga tirsanaa midowgii Soofiyeedka.

Caasho Ibrahim Aden ayaa warbixinta nalasocodsiineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka iyo Ruushka.mp3