Swan: Muranka Baarlamanka waan ka Walaacsannahay

Egayga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya James G Swan ayaa sheegay in dowladda Maraykanka ay ka walaacsantahay khilaafka ka dhex aloosan Baarlamanka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay Mr. Swan in Kilaafka uu khatar gelin karo, oo uu caqabadna ku yahay hirgelinta Khariidadda ay Soomaaliya uga baxeyso Xilliga kala guurka.