Guddoomiyaha gobolka Gedo oo faah-faahin dheeraad ah ka bixyay weerar ay Al-shabaab ku dishay toban qof

Guddomiyaha Gedo

Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dad gaaraya toban qof oo isugu jiro Soomaali ah iyo Kenyati, ay kooxda Al-shabaab dileen kadib markii ay weerar ku qaadeen xilli ay Ceel-biyood ka qodayeen deegaanka Garileey ee ku yaala duleedka degamada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Iyadoo sidoo kalena Alshabab ay dhaceen gaadiidkii iyo qalabkii ceelka lagaga qodayey deegaankaasi.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka teleefoonka kula xiriirtay gudoomiyaha Gobolka Gedo, Axmed Buulle Gareed, ugu horeyna waxey waydiisey sida ay wax ka dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Guddoomiyaha Gedo.mp3