Magaalada Hargeysa iyo Qurbo-Joogta

Wakhtiyada xagaagga ayaa waxaa magaalada Hargeysa taga Soomaali badan oo ka tagay dalalka qurbaha.

Dadkan ayaa saameyn dhinaca ganacsiga ah ku yeeshay magaalada Hargeysa.

Qeybtan hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan Hargeysa iyo Qurbo-joogta.