Madaxweynihii hore ee DDS Cabdi Maxamuud oo xabsiga laga sii daayay

Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee Dowladda deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Madaxweynahii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa laga sii daayay xabsi ku yaala magalaada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ku xirna tan iyo bishii August sanadkii 2018-kii, sida VOA-da ay u xaqiijiyeen qaar kamid ah eheladiisa oo ku sugan Addis Ababa.

Faahfaahinta warkaas oo uu soo diray Maxamed Cabdiraxmana Gaataa waxaa inoo haya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Cabdi Maxamed Cumar oo xabsiga laga soo daayay