Madaxweyne Xasan: Wadaxaajood kama galeyno madax-banaanida dalka

Xasan Sheekh

Magaalooyinka waa weyn ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika ayaa waxaa maanta si isku mid ah looga dabbaaldeggay munaasabadda Ciidul-Fitriga.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa qaar ka mid ah shacabka salaadda ciidda kala qeyb-galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha oo dadka Soomaalida la hadlay ayaa sheegay in midnimadda Somalia ay muqadas tahay, isla markaanu aanu mar-naba gor-ogrtan ka gali doonin madaxbannaanida Soomaaliya.

Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Xasan: Wadaxaajood kama galeyno madax-banaanida dalka