Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay magaalada Muqdishu kadib booqasho maalmo socotay oo uu ku joogay caasimadda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe.
Kulamadii Garoowe uga socday madaxweynaha iyo madaxda Puntland ayaan la shaacin wixii laga wada hadlay iyo inay natiijo kasoo baxday.
Warbixintan waxaa inoo soo diray weriyahayaga Nuux Muuse Birjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo geba-gebeeyey socdaalkii Garoowe