Xasan Sheekh oo booqday xarunta ugu weyn ganacsiga Soomaalida Islii

Hassan Sheikh Islii

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo xalay booqasho ku tagay xaafadda Soomaalida ee islii ee magaalada Nairobi ayaa bogaadiyay hormarka dhanka ganacsiga ee ay Soomaalid ka sameeyeen xaafaddaas.

Intisar Salah Hussein ayaa warbixintaan Nairobi kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Xasan SHeekh oo booqday Islii