Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Kismaayo

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekeh Maxamuud ayaa maanta tagay magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel-gaarka ah ee maamul goboleedka Jubaland.

Faahfaahinta booqashada madaxweynaha waxaa soo diray weriyahayaga Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Kismaayo