Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo toddobaadkan kulan la qaatay xubno ka socday culimada Soomaaliyeed ayaa kala hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay culimada in ay taageeraan dowladda oo xilligan dagaal kula jirto maleeshiyada Al-Shabaab. Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq u diray culimada