Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shir wadatashi ah ugu yeeray madaxdii dalka soo martay sida madaxweynayaasha, guddoomiyaashii baarlamanka iyo ra'iisul wasaarayaashii hore.
Shirka ayaa socon doona muddo laba cisho waxa uuna furmi doonaa maalinta berri ah.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Xasan oo shir ugu yeeray madaxdii hore ee dalka