Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u jeediyey ciidamo ka tirsan Kumaandoosta Gor Gor iyo Danab, kuwaas oo dhawaan dhameystay tababarkoodii.
Ciidamadan ayaa qaarkood waxa ay ku wajahan yihiin furimaha hore ee dagaalka ka dhanka Al-Shabaab, halka qaar kalana ay tababar kooban u aadi doonaan dalka Turkiga.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Xasan oo la hadlay ciidan cusub oo tababar loo soo xiray