Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay khudbadii Jimcaha ee Masjidka Madaxtooyada, ayaa ku dheeraaday arrimaha wax ka bedelka iyo dhaqan gelinta dastuurka Soomaaliya.
Wariyaha VOA-da Cabdulqadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Xasan oo ka hadlay wax ka beddelka dastuurka