Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay furitaanka kalfadhigga 2-aad ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Madaxweynaha oo ka hadlay furitaanka ayaa ka hadlay dagaallada ay ciidamada dawladda iyo dadka degaanka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale waxa uu sheegay in dalku u baahan yahay degganaansho siyaasadeed.

Maxamed Cabdi Xasan Sandheere ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab