Madaxweyne Xasan oo furay kalfadhigga 3-aad ee baarlamanka

Xasan Sheekh

Waxaa maanta Muqdisho ka furmay kalfahdiga sadedxaad ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Kal-fahdiga waxaa furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa khudbad uu u jeediyey xildhibaanada labada aqal wuxuu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha doorashooyinka.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Xasan oo furay kalfadhigga 3-aad ee baarlamanka