Madaxweyne Xasan oo duulaan ku tilmaamay is-afgaradka ay Itoobiya la gashay Somaliland

Xasa Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shekeh Maxamuud ayaa mar kale ka hadlay is-afgaradka ay 1-dii bishan wada gaareen Itoobiya iyo Somaliland, isgaoo sheegay inay dadka iyo dawladda Soomaaliyeed u arkaan “duulaan lagu soo qaaday Soomaaliya,” sida uu hadalka u dhigay.

Maxamed Bashiir ayaa soo jeedinaya warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Xasan oo duulaan ku tilmaamay is-afgaradka ay Itoobiya la gashay Somaliland