Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in xiriirka labada dhinac uu caadi yahay oo uuna mad-madow jirin
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in xiriirka labada dhinac uu mad-madow ka jiro, sida warbaahinta Somaliland qaarkeed ay xiliyadan dambe qoraysay.
Warbixin and faallo arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.