Go'aankii ay gaareen qaar ka tirsan xubnaha Baarlamaanka ee ay xilka kaga qaadeen Shariif Xasan Sh. Adam ayaa Sheekh Shariif uu diiday
Go'aankii ay gaareen qaar ka tirsan xubnah Baarlamaanka ee ay xilka kaga qaadeen Shariif Xasan Sh. Adam ayaa Sheekh Shariif uu kasoo horjeedsaday kuna tilmaamay inay sharci darro ahayd.
Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.