Madaxweyne Shariif: Dawladda Xilliga haloo Kordhiyo

Madaxweynaha DKMG ah ee Somalia ayaa shir uu maanta magaalada Muqdisho ku qabtay ku codsaday in dawladiisa xilka loo kordhiyo.

Warbixinta oo dhameystiran, qeybta hoose ka dhageyso.