Madaxweyne Muuse Biixi oo mar kale ka hadlay xaaladda Laascaanood

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo mar kale maanta ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ayaa sheegay inay Somaliland diyaar u tahay in ay la kaashadaan cid kasta oo nabadda jecel sida xaaladda Laascaanood loo xallin lahaa, wuxuuse ka digay faragelin dibedda uga timaada.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Muuse Biixi oo mar kale ka hadlay xaaladda Laascaanood