Ceelbarde —
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday degmada Ceelbarde ee Gobalka Bakool.
Madaxweyne Laftagareen ayaa kulamo layeeshay saraakiisha ciidanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmadaas.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa soo diraya wariyaha VOA-da ee Baydhaba Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Laftagareen oo booqday degmada Ceelbarde