Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday guddoomiyihii Sh/Dhexe

Axmed Mayre Makaraan

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray Talaadadi shalay xilka uga qaaday gudoomiyahii gobalka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana magacaabay guddoomiye cusub.

Dhanka kale, waxaa isku shaandheyn lagu sameeyay qaar ka mid ah wasiirrada maamulka HirShabeelle.

Warbixintan waxaa Baladweyne kasoo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday guddoomiyihii Sh/Dhexe