Madaxweyne Geelle oo mar kale Xilka loo Dhaariyey

Madaxweyne Geelle oo mar kale Xilka loo Dhaariyey

Xaflad xilka madaxweynenimo mar 3aad loogu caleemo-saarayey Madaxweyneyaasha dalka Djibouti, Mr. Ismaaciil C. Geelle ayaa maanta ka dhacday magaalada Djibouti

Xaflad xilka madaxweynenimo mar 3aad loogu caleemo-saarayey Madaxweyneyaasha dalka Djibouti, Mr. Ismaaciil C. Geelle ayaa maanta ka dhacday magaalada Djibouti.

Xafladdan caleemo-saarka waxa kasoo qeyb galay qaar ka mid ah madaxda dalalka xubnaha ka ah ururka IGAD.

Warka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.