Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shirka Laascaanood

Madxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay shir dhaqameedka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool maalintii saddexaad.

Shirkan ayaa odayaasha iyo waxgaradka deegaanka uga hadlayaan aayahooda kadib shaqooyinkii dhowr toddobaad kahor ka dhacay magaalada oo shacab ay ku dhinteen.

Warbixintan waxaa soo dirtay Sagal Mustafe Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shirka Laascaanood